Macalin Quran - Online Quran APK

Macalin Quran - Online Quran  Icon
0/5
0 Ratings
Developer
Abdirsaaq Macalin
Current Version
1.0.0
Date Published
File Size
12.4 MB
Package ID
com.newandromo.dev33640.app1692962
Price
$ 0.00
Downloads
292+
Category
Android Apps
Genre
Books & Reference

APK Version History

Version
1.0.0 (1010)
Architecture
armeabi-v7a
Release Date
September 08, 2022
Requirement
Android 4.4+
Version
1.0.0 (1010)
Architecture
arm64-v8a
Release Date
August 01, 2022
Requirement
Android 4.4+
  • Macalin Quran - Online Quran Screenshot
  • Macalin Quran - Online Quran Screenshot
  • Macalin Quran - Online Quran Screenshot

About Radio FM 90s

Macalin Quran teachers helps students to recite the Quran properly so they can connect and their souls could rejoice. As of now, our community of experienced teachers consists of 30 male and female Somali teachers with many students worldwide.

We are Global: Our teachers are from all Somali major cities
Our teachers are from major Somali cities where the best of Hafiz Quran Teachers are loacted. We only choose the best for you and for your children. You also have the option to choose which city are teachers from. We are adding more cities very soon Insha Allah.

Our courses also cater to students with minimal knowledge of Tajweed and have trouble during recitation. Besides this, we are offering several other Quranic courses like Tafseer. The pioneers of this platform understand the fact that daily commitments may
hamper Muslims from learning the Quran. This is why; we offer flexible schedules that can be fixed as per the need of the students.

MACALIN QURAN IS READY FOR YOU ANYTIME, AT ANYWHERE
Learn the Quran & Islamic Studies at home
Macalin Quran teaches you the Quran, and Islamic Studies courses such as Tarbiya, Aqiidah, Seerah, Hadith, Arabic Language and Fiqh.Casharada aan dhigno waa Quraanka, duruusta Diiniga sida Tarbiyada, Caqiida, Siirada, Hadith, Fiqi iyo Luuqada Arabiga.

START YOUR QURAN JOURNEY TODAY
A Unique and Engaging Way to Memorize the Quran
Macalin Quran connects Muslims with the Quran. Benefit from our Somali teachers who will guide you to learn the Quran and Islamic Studies.

MACALIN QURAN OO DIYAAR KUU AH MAR WALBA, WAQTI KASTA
Baro Quraanka iyo Diinta adoo gurigaaga jooga.
Macalin Quran waxaa loo sameeyey qoysaska Muslimiinta ee Qurbaha ku nool yar iyo weynba si ay u helaan Macallimiin rag iyo dumar oo Soomaaali ah oo khibrad dheeraada u leh barida Quraanka Kariimka iyo culuumta Diinteena. Waa Macalin Somali.

Macallimiin rag iyo dumarba oo diyaar kuu ah, aqoona u leh Quraanka iyo baridda culuumta kale ee diinteena, ka faa'iideyso fursadan qaaliga ah, Macalin Quran waa Macalin Somali.

KA MID NOQO MACALIN QURAN
Casharada aan dhigno waa Quraanka iyo Duruusta Diiniga
Baro Quraanka Kariimka iyo Diinta adoo gurigaaga jooga. Macalin Quran waxaa loo sameeyey qoysaska Muslimiinta ee Qurbaha ku nool yar iyo weynba si ay u helaan Macallimiin rag iyo dumar oo Soomaaliyeed oo khibrad dheeraada u leh barida Quraanka Kariimka iyo culuumta Diinteena.

QURAANKA KARIIMKA IYO DURUUSTA DIINIGA BARO WAQTI ADIGA KUU GAAR AH
Waxaan kuu heynaa Macalin ku hadlaya afkaaga hooyo, oo rag iyo dumarba iskugu jiraan
Noo sheeg heerkaaga aqoonta Quraanka, kadibna noo soo gudbi magacaaga si aad isu diiwaangaliso, una bixiso lacagta bil walba, Macallimiinteenana ay kuu bilaabaan casharada Quraanka iyo duruusta Diiniga.

Macalimiinta ka howl-gala Macalin Quran waxey joogaan magaalooyinka Soomaaliyeed ee kor ku xusan, iyo sidoo kale magaalooyinka Makkah iyo Madina. Our teachers speak major international languages, and are fluent in English, Arabic and Somali.

Waqti kasta
Online ku dhigo, ha kuu dhigaan Macallimiin Xaafidul Quran ah, adoo gurigaaga jooga, si heer sare ah oo tartiib iyo tajwiid leh, Macalimiinteena waxa ay ku hadlaan Afka Soomaaliga, English iyo Arabiga.

Goor walba
Ardeyda bilowga ah, dhaxdhaxaad illaa heersare waanu u dhignaa Quraanka Kariimka iyo casharada Diinta, level kasta ku soo dhawaada. Qoyskii laba ardey iyo ka badan waxa ay helayaan qiima dhimis 20% ah.

What's New in this version

- Updated to latest Android Version

- App content arranged

- External link to websites organized