Todobaadka Dhaqanka jamcda PSU 1.0.2 APK
APK Version History
- Version
- 1.0.2 (2)
- Architecture
- universal
- Release Date
- January 15, 2017
- Requirement
- Android 4.1+
Download [ 36.5 MB ]
Safe
About Radio FM 90s
Waa todobaad lagu xusayey dhaqanka iyo hidaheena suuban, Waxaa kasoo qayb galay marti sharaf aad u tira badan uu ay ku jiraan masuuliyiin sarsare , islaa markaa ardaydu waxay soo bandhigayeen wax yaabo ka turjumaya hidaheena iyo dhaqankeena , sidoo kale waxaa la gudoon siiyey shaahado sharaf qabyo ka midaa macalimiinta howl wadeena jamaca sidoo kale ardayda marti sharafta qabyo ka midaa , gunaanka xalfadaas waxay ahayd mid aad iyo aad u xiisa badan , sawirada markaad daawanaysid waxaad dareemin sidii inaad joogtay oo kale xamaasad darteed, sawirada waxaa lagu qaaday muuqa ugu fiican oo lagu qaado ,waxaana qaaday sawirda aadka u quruxda badan SHAREECO YAASIN , waxaa suurta galiyey barnaamijka jaamacada PSU , wixii aad qabtid ama nagu soo kordhinaysid fadlan noogu dir E-MAIL-ka hoos ku xusan